|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Akhri ; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Soo Saaray Wareegto Shaqaalaha Garsoorka Ka Mamnuucaysa In Ay Ku Dhex Milmaan Siyaasada Xisbiyada ;
September 12, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(w,n) Gudoomiyaha Maxkamada Sare anha Gudoomiyaha Gudiga Calaada jsl Dr Aadan Xaaji Cali Ayaa Wareegto kasoo Saaray In Aan hawlwadeena Gorsoorka Somaliland Aanay ku milmin Siyaasada Xisbiyada Qaran Sidoo kale Gudoomiyaha Ayaa Digniin Culus Udiray Cidkasta oo lagu Dhex arko Ololaha Asxaabta Dalka, Wareegtan Oo Uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Maxkamada sare Ayaa Udhignayd Sidan; Related posts:DAAWO; Guddoomiye Xigeenka Labaad Ee Wakiilada oo Ka Warbxiyey Safar u Ugu Maqnaa Dalka Itoobiya. Raysal-Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftigii Uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xi... Dawlada Hoose ee Degmada Gabiley AYaa Ceelbiyood U Qodaya Dadka Daga Deeganka Laaca ee Ka Tirsan Gob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|