|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhamaan Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraysaa Wariye Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa
September 30, 2017 - Written by Reporter:Dhamaan hawl wadeenada Bahda Shabakada Wararka Wajaalenews waxay tacsi leh u diraysaa Wariye cabdiqaadir cabdiraxmaan habane oo aanu ka tacsiyadaynayno geeridii ku timi hooyadood Marxuumad Saado Cali oo maanta ku geeriyootay magaalada hargaysa waxaanan Marxuumada ale uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo Qabrigana u nuuriyo Aamiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiin
Related posts:Muddo-kordhintu In naguma Cusba Ee Waxa Innagu Cusub In Wax Laga Beddelo Muddo Loo Kordhiyey Madaxwe... Dhamaan Wasiiradan Iyo Suxufiyiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiqaadir Cabdilaahi Nuur (Cabdiqa... “Siyaasada Dhaqaalaha Dalku Kama Fursanayso In Dib Loo Eego, Maadama Noloshii Dadkeena Xoogsatada Ah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|