|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Ka Dareeray Kulan Lagaga Tashanayay Xeerarka Dorashada Iyo Saxaafadda
September 20, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaa maanta si wada jira uga soo dareeray kulan saddex geesood ah oo ay wada yeelanayeen guddiga Komishanka Qaranka,axsaabta mucaaradka ah iyo warbaahinta isla markaana lagaga hadlayay xeerka doorashada iyo anshaxa ay saxaafaddu ay uga hawl gali doonto doorashada. Waxaana ay axsaabtu si adag u dhaliileen xukuumadda Somaliland oo ay ka dhawaajiyeen inay faro galin qaawan ku hayso. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Related posts:Xuska 30-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM 17/10/1984kii – 17/10/2014ka;Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaal... DAAWO;-Muwaadin Si Weyn Wax Uga Ogow Hanaanka Codbixinta 31-ka May, Codkaaga Waxku Dooro, Tilmaamaha... Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Dhinacyadii Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanka Dharka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|