Daawo: Xisbiga UCID Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynihii Golaha Dhexe Ee Lagu Soo Dooranayay Murashaxa Madaxwayne Kuxigeenka Xisbiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xisbiga UCID Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynihii Golaha Dhexe Ee Lagu Soo Dooranayay Murashaxa Madaxwayne Kuxigeenka Xisbiga
September 17, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Masuuliyiinta xisbiga UCID ayaa maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la qabanayo shirwaynihii golaha dhexe ee lagu dooranayay murrashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga UCID uga qayb galaya doorashada Madaxtooyada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS