DAAWO ; “Waxaa la Doonaya Cid Afdiblamaasi Ku Hadasha Ee Lama Doonayo Waan Dilaa Waan Garaacaa. Madaxdii Subeer AWalna Waataa Idinla Joogta” Axmed Jaanbiir Suldaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; “Waxaa la Doonaya Cid Afdiblamaasi Ku Hadasha Ee Lama Doonayo Waan Dilaa Waan Garaacaa. Madaxdii Subeer AWalna Waataa Idinla Joogta” Axmed Jaanbiir Suldaan
September 17, 2017 - Written by Editor:

Burco(W,n) Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Somaliland Axmed Jaanbiir Suldan Oo Kusugan Magaalad Burco Ayaan Fariin Culus Gaadhsiiyay Beesha Bariga Burco Isagoo Ku Hadlaya Afka Beesha Subeer Awal iyo Ka Saldanada Guud Ee Beesha

“Somaliland Uma Baahna In loo kala Abtiriyo Ee Waxay Ubaahan Tahay Cid Dhista “ Siyaasi Axmed Jaabiir Suldaan,

“Waxaa la Doonaya Cid Afdiblamaasi Ku Hadasha  Ee Lama Doonayo Waan Dilaa Waan Garaacaa. Madaxdii Subeer AWalna Waataa Idinla ‘Joogta” Axmed Jaanbiir

HALKAN KA DAAWO fARIINTA SULDAAN AXMED JAANBIIR;

 

 

COMMENTS
LINKS