DAAWO; Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga ka Jartay Ceel Biyood Laga Hirgalay Deegaanka Waalid Xoor Midkale ka Dhagax Dhigtay Isla Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga ka Jartay Ceel Biyood Laga Hirgalay Deegaanka Waalid Xoor Midkale ka Dhagax Dhigtay Isla Gobolka Gabiley.
September 30, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N) DAAWO;  Wasiirka WasaaradaMaaliyada Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan  ayaa Xadhiga ka Jartay Ceel Biyood Laga Hirgalay Deegaanka Waalid Xoor ee gobolka gabiley  Midkale ka Dhagax Dhigtay deegaanka botor ee  Isla Gobolka Gabiley.

COMMENTS
LINKS