Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Degmada Darasalaam Ka Dhagax Dhigtay Cisbitaal Iyo 2 Ceel Biyood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Degmada Darasalaam Ka Dhagax Dhigtay Cisbitaal Iyo 2 Ceel Biyood
September 6, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan Ayaa Waxay Maanta Degmada Daarasalaam Ee Gobolka Maroodi-jeex Ka Dhagax dhigtay Cisbitaal Iyo Laba Ceel Biyood.

https://youtu.be/tNQqXqHSkvU

COMMENTS
LINKS