Daawo: Warbixin Laga Diyaariyey Xaalada Dekeda Berbera Oo Qarka U Saaran In Ay Xidhanto Iyo Balan-qaadyadii DP World | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Warbixin Laga Diyaariyey Xaalada Dekeda Berbera Oo Qarka U Saaran In Ay Xidhanto Iyo Balan-qaadyadii DP World
September 10, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Dekeda magaalada Berbera ayaa waxay qarka u saaran tahay inay xidhanto,waxaana warbixin laga diyaariyey xaaladda dekeda ee wakhtiga iyo ballan qaadyadii Dp World oo madhalays noqday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS