|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Suldaanka Beelaha Sacad Muuse Oo Xukuumada Siilaanyo Ku Eedeeyay Waxka Qabasho La,aanta Sixir Bararka,Madaxwaynaha DDSI Ku Hambalyeeyay Sida Uu Shacabkiisa Horumarka Ugaadhsiiyay.
September 14, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA9W,N) DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Sacad Muuse Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayso) Ayaa Xukuumada Siilaanyo Ku Eedeeyay Waxka Qabasho La,aanta Sixir Bararka Dalka Aafeeyay Sidoo kale Suldaan Sabayso ayaa Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Ku Hambalyeeyay Sida Uu Shacabkiisa Horumarka Ugaadhsiiyay. kaasi oo u tilmaamay Hogaamiye Lagu Daydo. Related posts:Caaqil Cumar Cismaan Oo Gogol Nabadeed Ufidiyay Beelaha Ciise Iyo Samaroon Ee Wada Dega Gobolka Sale... DAAWO; Baarlamaanka yurub Oo ka Dooday Doorashada Somaliland Iyo Xildhibaan Soo Bandhigay Qorshaha U... Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Marxuumkii Labaad Ee Reer Somaliland Ee Lagu D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|