|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muj Nakruuma Oo Si Qotodheer Uga Sheekeeyay Bilowga Dhaq Dhaqaaqyadii SNM & Guutada 4aad,+Xusuusta Deeganada,Geed Balaadh, G, Maxamed Cali Iyo Duriya,
September 10, 2017 - Written by Editor:Hargaysa (W,n) Muj Cabdiwahaab Cabdi Jaamac (Nakruumo) Oo kamid ahaa halgamayaashii Ururkii Snm Isla markaana u waramayay Shabakada Warar Ee Wajaalenews.net ayaa siqodheer u sharaxay sidii ay bilaabantay ururkii dhaq dhaqaaqa somaliyeed ee Snm GarabkiisiiHubaysnaa Sidoo kale Muj Nakruuma ayaa ka sheekeyay jabhadii afraad oo iyadu bilow u hayd halganki dalka taasi oo ka bilaabantay deegnada xuduuda teedsan iyagoo ay sobob u hayd in ay marka hore ilaaliyaan dadka ku dhaqan deegaanada oo ay boob ku haysay qaarkamida jabhadii kasoo noqday dagaalkii 1977 oo qaarkood deganaa deegnada galbeedka somaliland Sidoo kale Muj Nakruuma ayaa sharaxay fadhiisimadii ay degeen Oo ay kamid ahayd Geed balaadh, Duriya Juuqda, iyo Geedka Maxamed Cali oo u ahayd meelaha ay ku kala war qaataan. HALKAN KA DAAWO WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
Related posts:Siyaasiyiin & Xildhibaano Ka Hadlay Xaqiiqada Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Baaqday Iyo Marin ... Wasiir Saajin Oo Beeniyay In kulmiye Maxamuud Xaashi Kusoo Daray, Sheegayna In Uu Rajaynayo Inuu Ku ... DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Madaxwyne Farmaajo “Walaalkay Siciid DENI, Dhowr Jeer Ayaan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|