DAAWO ; Midkamida Dadkii Goob Jooga Ahaa Markii Dooxa Huluuq Qaaday Gaadhi Rakaab Oo Waramay Dhacdadan khasaaraha Nafeed Sobobtay +Wasiirul Dawlaha Abniga Oo fariin Udiray Ciidamada.
September 8, 2017 - Written by Editor:
Arabsiyo(W,n) DAAWO ; Midkamida Dadkii Goob Jooga Ahaa Markii Dooxa Huluuq Ee Degmada Arabsiyo Qaaday Gaadhi Rakaab Oo Waramay Dhacdadan khasaaraha Nafeed Sobobtay +Wasiirul Dawlaha Abniga Oo fariin Udiray Ciidamada Nabadgalyada Somaliland.