Daawo: Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
September 4, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo in muddo ah safar gaar ah ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxii hore dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxwayne Siilaanyo ayaa waxa safarkiisa gaarka ah ee uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta ku wahelinayay marwada Qaranka, xoghayntiisa gaarka ah,waxaana uu madaxwaynuhu saaka subaxii hore dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa.

Madaxwaynaha ayaa intii uu ku sugnaa dalka Imaaraadka oo uu xaaladd caafimaad u tagay,waxa lagu sameeyey qaliin fudud oo lagu guulaystay.

COMMENTS
LINKS