DAAWO; “ Maanta Waxaa Tartamayaa Beelo, Shalay Ayuu Suldan Xasan Reer Borama Ku Yidhi Anigoo Subeer Awal Ah Isiiya Codka, Haddana Habar-Yoonis Ayaa Ka Daba Tagtay” Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “ Maanta Waxaa Tartamayaa Beelo, Shalay Ayuu Suldan Xasan Reer Borama Ku Yidhi Anigoo Subeer Awal Ah Isiiya Codka, Haddana Habar-Yoonis Ayaa Ka Daba Tagtay” Faysal Cali Waraabe
September 29, 2017 - Written by Editor:

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Uu Kaga Hadlay Qodobo Xasaasi Ah Ka Jeediyay Xafladii Qalin-Jabinta Dugsiyada SALAAMA .

“ Maanta Waxaa Ordayaa Oo Tartamayaa Beelo, shalay Ayuu Suldan Xasan Reer Borama Ku Yidhi Anigoo Subeer Awal Ah Isiiya Codka, Haddana Habar-Yoonis Ayaa Ka Daba Tagtay Oo Tidhi Hadaanu Nahay Habar-Yoonis Na Siiya Codka, Anna Waxan Idin Leeyahay Hadaan Ahay Faysal Cali Waraabe  Codka I Siiyaa, Anigu Walaalayaal Waaniga Dalkii Mideeyay, Waaniga, …”

COMMENTS
LINKS