|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Kaalinta Casriga ah Ee Kulmiye Sanjab Fuelstation And Super Market Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhisay.
September 11, 2017 - Written by Editor:Hargaysa (W,N) Waxaa caasimada somaliland ee hargaysa maalinba maalinta ka danbasa kusoo kordhaya meherada casriga ee laga furo iyo adeegyada ay midwalba soo kordhiso oo ku socda Xawli hadaba kaailnta kulmiye sanjab waxay ay qaybo kala duwan ku leedahay magaalada hargaysa iyo dabcan Gobolada qaar sida Gabiley . Maxaa ku Cusub adeegyada ay uu bixiyo Company Kulmiye Sanjab Halkan Ka Daawo Shaqaalaha Company oo Sharaxaya Adeegyada Ay Bixiyaan;
hargeisa office wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:DAAWO ; Wasiirka Warfaafinta Oo Si Qaawan u Weeraray Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xas... DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Iyo Masuuliyiin Ka Socday Dawlada fadaraalka Oo Ka Qaybgalay Tababar Ciidan... Warar Dheeraada Oo Laga Helayo Xaalada Magaalada Muqdisho Iyo Shaqaalaha Beesha Caalamka & Ajaanib ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|