Daawo: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Hambalyo Ciidal Adxa U Diray Shacabka Waynaha Somaliland ,Kana Hadlay Heerka Ay Qabyaaladdu Marayso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Hambalyo Ciidal Adxa U Diray Shacabka Waynaha Somaliland ,Kana Hadlay Heerka Ay Qabyaaladdu Marayso
September 1, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faaraxx ayaa khudbadii uu ka jeediyey salaadii Ciidal Adxaa dabadeed waxa uu ka hadlay heerka ay qabyaaladu marayso,isaga oo shacabka ugu baaqay inay ka waantoobaan qabyaaladda.

Sidoo kalena waxa uu saxaafadda madaxa banaan ka raali galiyay go’aankii dhawaan khilaafkii golaha ka taagnaa lagaga hor istaagay inay gudaha u galaan xarunta golaha wakiilada.

COMMENTS
LINKS