DAAWO ; Faahfaahinta Qarax lala Beegsaday Tareen Dhulka Hoostiisa Mara Ee Magaalada London Iyo Khasaaraha Ka Dhashay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Faahfaahinta Qarax lala Beegsaday Tareen Dhulka Hoostiisa Mara Ee Magaalada London Iyo Khasaaraha Ka Dhashay,
September 15, 2017 - Written by Editor:

LODON (W,N)  Qarax ayaa lala beegsaday tareen ka mid ah kuwa London ee dhulka hoostiisa mara, waxaana lagu soo warramayaa in qaar ka mid ah rakaabka tareenkaasi ay ku dhaawacmeen.

Qaraxa ayaa dhacay 08:20 xilliga London, waxaana booliska iyo howlwadeennada caafimaadka ay gaadheen goobta uu ka dhacay oo ah boosteejada Parsons Green ee Fulham.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QARAXANIYO WARBIXINTA LAJASIIRA;

COMMENTS
LINKS