|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo ka Warbixiyay Marxaladii ay Soo Martay Jaamacada Timacade University.
September 17, 2017 - Written by Editor:GABILEY (W,N) Badhasaabkii Ugu Horeeyay Ee Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Awcabdi (Xabiib) ayaa Siqotodheer uga Waramay Marxaladii ay soo martay jaamacada Timacade University Oo ay Dufcadii Shanaad ka Qalinjabiyeen y shalay Sidoo kale Mr Xabiib oo ahaa masuulkii ku guulaystay in gabiley jaamacad yeelato islamarkaana kamida Boardka jaamacada ayaa fariin udiray ganacsatada kasoo jeeda gobolka gabiley..
Related posts:DAAWO; Boqor Cismaan Buur madow Oo Gaadhay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Arimaha Kasoo Cusboonaaday. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Furay Shir-weynaha 4-aad Ee Dib U Eegista Waxbarashada Somalila... DAAWO ; Fanaanka Abdulqadir Jubba Oo Shacabka Reer Jabuuti Ruxay Xuska 40 Guurada Madaxbanaanida J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|