Daawo: Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Kulan Uu Madaxwaynaha Somaliland Kala Yeeshay Shaqadii Laga Joojiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Kulan Uu Madaxwaynaha Somaliland Kala Yeeshay Shaqadii Laga Joojiyay
September 9, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Badhasaabka gobolka Awdal Mustafe Cabdi shiine ayaa ka hadlay  kulan uu la qaatay madaxwaynaha Somaliland oo ku saabsan shaqo joojintii uu madaxwayne ku xigeenku ku sameeyay wakhtigii uu dalka ka maqnaa madaxwaynaha Somaliland.

Halkan hoose Ka Daawo Warkan

 

COMMENTS
LINKS