DAAWO; Baarlamaanka yurub Oo ka Dooday Doorashada Somaliland Iyo Xildhibaan Soo Bandhigay Qorshaha Udoonayo in Lagu Taageero Sjl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Baarlamaanka yurub Oo ka Dooday Doorashada Somaliland Iyo Xildhibaan Soo Bandhigay Qorshaha Udoonayo in Lagu Taageero Sjl
September 5, 2017 - Written by Editor:

UK(W,N) Baarlamaanka midawga yurub ayaa ka dooday doorka somaliland iyo dimuqraadiyada geeska afrika sidookale xildhibaan james carver oo kamid ah baarlamaanka yurub kana mid ah xubnaha xisbiga UKIP ee wadanka ingiriiska ugu jira baarlaamaanka yurub ayaa soo bandhigay qorshe uu doonayo in midawga yurub ku taageerto doorashooyinka yurub.

COMMENTS
LINKS