|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega:Madaxwayne Silaanyo Oo Hada Magacaabay Degmooyin Cusub
August 8, 2017 - Written by Editor:Xafiiska Af-hayeenka Iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL Taariikh: 08/08/2017 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4960/082017 uu maanta ku magacaabay labada degmo.
Madaxweynuhu:
Markuu Arkay: Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;
Markuu Tixgeliyey: Codsiyada ka yimid Madax-dhaqameedyada, Waxgaradka, Culimada iyo Odayaasha Deegaanka;
Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in Masalaha Gorad iyo Cali Xaydh loo magacaabo Degmooyin cusub;
Markuu Dhegeystay: Soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha;
Wuxuu go’aansaday;
ALLAA MAHAD LEH
Xuseen Aadan Cige (Deyr) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
_____________________________________________
Naasir Yuusuf Daahir Director Presidential of Media Hargeisa – Republic of Somaliland Email: naska2007@hotmail.com
Related posts:DAAWO: Xasan Gaafaadhi Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Siyasiyiinta Marka Xilka Laga Qaado Kulmiye Ka B... DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Oo ka Hadlay Ahmiyada Booliska Ee Arrimaha Ammaanka Iyo ka fogaanshah... Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal Oo Mawqif Cad Ka Istaagay Muranka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|