War-Deg-Dega:Boqor Bad Madaw Oo Hada Xoriyadiisii Dib U Helay Nidarna Ku Maray In Uu Bedka Soo Dhigayo Arimo Badan Oo Xaasaasi ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega:Boqor Bad Madaw Oo Hada Xoriyadiisii Dib U Helay Nidarna Ku Maray In Uu Bedka Soo Dhigayo Arimo Badan Oo Xaasaasi ah
August 21, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews)Boqor Axmed Maxamed Xasan (Bad Madaw) oo ka mid ah madax dhaqameedka dalka ayaa hada xoriyadiisii dib u helay,ka dib markii uu sifo sharci daro ugu xidhnaa mudo afar bilood ah xarunta CIDda ee magaalada Hargaysa.

Boqor Badmadaw oo shabakadan wararka ee Wajaalenews kulan kooban la yeelatay ayaa ka cudur daartay in uu imika wax tafaasiil ah ka bixiyo cidii ka danbaysay xadhigan gafka ah ee lagula kacay balse waxa uu balan qaaday in uu gadaal kaga hadli doono arimo badan xaasaasi ah.

COMMENTS
LINKS