|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg ah ; Doorashadii Gudoomiyaha Wakiilada Oo Warar Cusubi Kasoo Kordheen Iyo Cabdiraxmaan Talyanle Oo Hada Ku Dhawaaqey in Uu Yahay Guddoomiyaha Xaqqa ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland
August 6, 2017 - Written by Editor:Hargeysa(W,N):-Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii Maanta u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in uu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ee ay doorteen aqlabiyadda xildhibbaanadii maanta ee codeeyey doorashadii guddoomiyenimada Golaha Wakiilada. Related posts:“Tijaabadii Caalamku Waxay Noqotay In Suuqa Xorta Ahi Yahay Ka Dalka Horumariya,Kaasaanu Ku Taagan n... Wasiir Xaglotoosiye iyo Cali Khaliif Oo Ku Hirdamaya Buuhoodle iyo Taliyihii Maleeshiyada Khaatumo O... Shamis Qarda Jeex Oo Karbaashtay Faarax Macalin, Sh. Cabdiraxmaan Bashiir Iyo Maamulka Farmaajo Oo I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|