|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg ah ; Doorashadii Gudoomiyaha Wakiilada Oo Warar Cusubi Kasoo Kordheen Iyo Cabdiraxmaan Talyanle Oo Hada Ku Dhawaaqey in Uu Yahay Guddoomiyaha Xaqqa ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland
August 6, 2017 - Written by Editor:Hargeysa(W,N):-Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii Maanta u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in uu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ee ay doorteen aqlabiyadda xildhibbaanadii maanta ee codeeyey doorashadii guddoomiyenimada Golaha Wakiilada. Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Cabdiraxmaan-Cirro Oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Dilalka Dadka S... Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Taliyayaasha Ciidamada Soma... Daawo: Xaflada Daahfurka Diiwaangalinta Gobolka Sool Iyo Weedhihii Masuuliyiinta ee Madasha Ka Hadll... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|