|
|||||
WAJAALE NEWS
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Ehelkii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Axmed Xuseen Gooni.
August 19, 2017 - Written by Editor:Aabo Cismaan Aw Xassan Almis iyo Hooyo Xaliimo Daauud Cumar Cabdi Cismaan Aw Xassan Almis iyo Xaaskiisa Mawliid Cismaan Aw Xassan Almis Maxamed Cismaan Aw Xassan Almis(Cigaal) iyo Xaasaskiisa Axmed Cismaan Aw Xassan Almis iyo Xaaskiisa Ayaanle Cismaaan Aw Xassan Almis Hodan Cismaan Aw Xassaan Almis Hibo Cismaan Aw Xasan Almis Faadumo Cismaan Aw Xassan Almis Khadar Cismaan Aw Xassan almis Xuseen Cismaan Aw Xassan Almis Nasteexo Cismaan Aw Xassan Almis Dhammaan Ilma Cismaan Aw Xassan Almis Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ehelka Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Alle ha u Naxariistee Marxuum Axmed Xuseen Gooni Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa Laguna Aasay Maalintii Shalay Waxay Marxuumka Magaalada Hargeisa, Waxaanay Marxuumka Ilahay uga Baryayaan Inuu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo Ehelkii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxayna Samir iyo Iimaan Ka Siiyo.Aaamin Aamin. Related posts:Casharkan Suudaan immika bilowday innagu hore ayaynu u soo qaadanay, oo Siyad Barre iyo askartiisii ... Kallsan Tv Ma Runtii Uu Soo Tabiyo Baa Laggu Xidhey:By Fuaad Qawdhan Arimaha Bulshada London, Fu'aad... Qaadka Iyo Koroona fayrasku Waa Inaynu Is Racino, Oo Labadaba Illahay Ka Barino Inay Sidaa Inagu Dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|