|
|||||
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Berbera+Sawiro
August 30, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Waxa goordhawayd shil baabuur uu ka dhacay gudaha magaalada Berbera gaar ahaana wadada hor marta Kaalinta Afrika ee badhtamaha magaalada Berbera. Gaadhigan dhacay oo ahaa gawaadhida raaxada ee loo yaqaan ZuZuki ama ESCADO ayaan wax khasaare ah ka dhalan marka laga reebo burbur soo gaadhay gaadhiga iyo jugo soo gaadhay darawalkii gaadhiga waday oo ka badbaaday shilkaasi. Gabagabadiina mudooyinkii u danbeeyey waxa soo badanayay shilalka baabuur ee ka dhaca gudaha magaalooyinka Somaliland,kuwaas oo khasaare kala duwan gaysanaya.
Related posts:Curashada Bisha Ramadaanta: Dalalka Saacadaha Ugu Badan Laga Soomo Iyo Kuwo Saacadaha Ugu Yar laga S... Komishanka Xuquuqal Iisaanka Oo Walaac Ka Muujiyay Xaalada Hablo Dhalinayaro Ah Oo Ku Xidhan Xabsiga... Madaxweynaha Jsl Oo Kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Aqoonyahanka Caasimada qaar ka mida. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|