Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net Waxay Hambalyo U Dirayaan Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed oo Maanta Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Summer Time Green Plaze ee Magaalada Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin.