Hambalyo Dhamaaan Bahda Shakabada Wajaalenews Waxay Hambalyo Munaasibada Ciidal Adxa U Dirayaaan Dhamaaan Umada Muslimka Ah Meelkasta Oo Ay Joogaaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Dhamaaan Bahda Shakabada Wajaalenews Waxay Hambalyo Munaasibada Ciidal Adxa U Dirayaaan Dhamaaan Umada Muslimka Ah Meelkasta Oo Ay Joogaaan
August 31, 2017 - Written by Reporter:

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net waxay Hambalyo munaasibada ciidal adxa u dirayaan dhamaan umada muslimiinta ah meel walba ooy joogaan waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasibada ciidal adxa waxaan hambalyo khaas ah u diraynaa dhamaan umada muslimka ah dunida meelkasta oo ay ka joogaan iyo umada soomaaleed gaar ahaan shacab waynaha reer Somaliland meelwalba ooy joogaan waxaan leenahay farxad ku ciida, farxad ku naalooda, farxad ku waara, waxaa kale oo aan hambalyo u diraynaa dhamaan  akhristayaasha ku xidhan Shabakada Wararka Wajaalenews  waxaanan leenahay farxad ku ciida, Dhamaan umada muslimiinta ah waxaan u rajaynaynaa inuu ilaahay siiyo caafimaad iyo cimri dherer ciidan ciideedana ku gaadha caafimaad qab iyo cimri dherer waara. hambalyo hambalyo ciid wanaagsan

 

IMG_3E9E88-6B19C6-980F1C-EEE293-F8D1B7-B07CD7

 

COMMENTS
LINKS