DAAWO ; Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Qalab Casriya Ku Wareejisay Cisbitaalka G, Gabiley Iyo Dhakhtarka Dhimirka Oo Deeq Ay Gaadhsiisay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Qalab Casriya Ku Wareejisay Cisbitaalka G, Gabiley Iyo Dhakhtarka Dhimirka Oo Deeq Ay Gaadhsiisay.
August 19, 2017 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan Oo Maanta socdaalka ku tagtay gobolka gabiley ayaa deeqo kala duwan gaadhsiisay cisbitaalka guud ee gobolka gabiley iyo gaadhi ay ugu deeqday dhakhtarka dhimirka

Masuuliyiinta gobolka gabiley iyo ururada samo falka ayaa wasiirada uga mahad naqay.

Ugu horay maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa uga mahdnaqay wasiirada si ay marwalba ula garab taagan tahay wax qabadka muuqa

Dhanka kale ururka samakaal ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay wasiir samsam cabdi aadan.

COMMENTS
LINKS