|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO Muuqaalka ; Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Siyaasi Cabdilaahi Cirro Oo Hada Ka Hadlay Sobobta Uu ku Doortay in Uu Ku Biiro Xisbiga Wadani. Muxuuse Ka Yidhi Murashaxnimada Muuse Biixi.
August 2, 2017 - Written by Editor:Hargaysa (W,N) Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Ee Xukuumadii Daahir Riyaale Siyaasi Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) Ayaa markii Uhoraysay Ka Hadlay Sobobta Uu ku Doortay in Uu Ku Biiro Xisbiga Wadani. Sidoo kale cabdilaahi ciro ayaa ka hadlay siyaasiyiinta ay isku haybta yihiin ee dhawaan ku biiray isla xisbiga wadani Muxuuse Ka Yidhi Murashaxnimada Muuse Biixi. Related posts:“Xafiiska Gobolku Waa Iska Fadhiid, Ka Shaqaynayaa Waa Ka Maayarka, Isaguunbaa Ka Ah Kolna Badhasaab... Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalaha Wasaar... Golaha Wakiiladda Iyo Xukuumadduba Ha joojiyaan Xaalad abuurkan Shacabkuna ma ogolla in ay mar danbe... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|