|
|||||
WAJAALE NEWS
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo La Filayo In Maalinta Bari ah Lagu Soo Dhaweeyo Caasimada Hargaysa!!
August 10, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Abwaanka da, dayar Ee Reer Somaliland Abwaan Aabdilaahi Xasan Ganey ayaa lafilayaa in maalinta bari ah lagu soo dhaweeyo caasimada Somaliland Ee Hargaysa Oo uu mudo dheer ka maqnaa kuna sugnaa qurbaha . Abwaan cabdilaahi xasan ganey ayaa kamid ah hal abuurka somaliland kuwa ugu caansan islamarkaana Abwaanka ayaa ah Shamacyadii Istaadhay Silsilad sugaaneedii MIIMLEYDA oo noqotay mid kulmisay hal Abuur da,dayar ee ku dhaqan gudaha iyo dibada taasi oo uu abwaan cabdilaahi ku laha laba gabay oo sitoosa uga Hadlaayay Musuq Maasuqa Iyo Nidaabka Baydhsan ee xiligan ay ku dhaqanto xukuumada talada haysaa. Xubno kamida hal abuur ku nool magaalada hargaysa ayaa la filayaa in bari kaga hortagaan madaarka caalimaga ah ee Cigaal Abwaan cabdilaahi ayaa lagu wadaan in caasimada hargaysa ku qaban doono bandhig sugaaneed uu kusoo bandhigayo sugaanta Uu Ilaahay Hibada Usiisay. HALKAN KA DAAWO MIDKA MIDA GABAYADA ABWAN CABDILAAHI EE UU KAGA QAYBGALAY SILSILADII MIIMLEYDA, https://youtu.be/zA1ZkqtYVWQ Related posts:DAAWO: Badhasabaka Bobolka Togdher Oo Ka Jawabay Eedaymo Ay U Soo Jeediyeen Xildhibaano Ka Tirsan Go... Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Badal Madaxwaynuhu Ugu Badalay Gobolka Soo... Shirkada Diyaaradaha Hindiya Oo Baadhaysa Fadeexad La Xidhiidha Cuntada Rakaabka Duulimaadyada La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|