|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg ah ; Madaxwayne Siilaanyo Oo Magacaabid Iyo Isku Badel ku Sameeyay Xubno Kamida Golaha Xukuumadiisa,
July 26, 2017 - Written by Editor:WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4933/072017 uu ku magacaabay laba wasiiru-dawle. MADAXWEYNUHU: Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka; Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasiiru-Dawlayaasha Wasaaraddaha Kalluumaysiga & Khayraadka Badda Iyo Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo; Markuu ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday
ALLAA MAHAD LEH Xuseen Aadan Cige (Deyr) Afhayeenka Madaxtooyada JSL. Related posts:DAAWO; Culimada Magaalada Borama Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Qaataan Dib Udhiska Masaaj... DAAWO;-Aabe 40 sano Ka Tirsanaa Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Ka Waramay Tacadi Iyo Cunsur... Soomaaliya Oo Olole Ugu Jirta In Laga Khafiifiyo Cunaqabtaynta Hubka Ee Saaran, Qaraarka Arbacada Be... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|