Meeye Halkee Ayay Ku Dambeeyeen Aqoonyahankii Iyo Taageerayaashii Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Ee Ka Soo Jeeday Beesha Cabdiraxmaan Ciro Ee Go,da Wada Wayn W/Q: Muj’ Ereg | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Meeye Halkee Ayay Ku Dambeeyeen Aqoonyahankii Iyo Taageerayaashii Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Ee Ka Soo Jeeday Beesha Cabdiraxmaan Ciro Ee Go,da Wada Wayn W/Q: Muj’ Ereg
July 9, 2017 - Written by Reporter:

download

 

Taariikhdu Marka ayaa ahayd 13/10/2016 Waxaa Xaflad Balaadhan loo qabtay Taagerayaal Aad u tirobadan oo ay hogaaminayeen Qaar Ka Mid ah Haldoorka Iyo Dhalinyarada Aqoonyahanka Dagmada Go,da Wada wayn Kuwaas oo Masiirkooda ka dhex raadinayay Xisbiga Dulmiga buqdiga kala qaybinta qabyaalad Iyo Qoqobka Ee kulmiye

Balse waxay Noqotay Meel ay ku hungoobeen kadib Markii La jahawariiriyay ee jabal Cidla ah loo Tuuray kaadhkii Iyo wajiyadii ay Xisbiyada xalaasha Ah Ku Tagi Lahayeena Laga gubay
Gar bay Noqotay Caashaqu in ay daba gurguurtaan Oo ah afkooda haystaan

Arinku intaas Kuma Uusan ee kaan Waxaa La Galiyay xaalad cunsurinimo Oo waxaa laga dhigay tuke Baal Cad Waxaa dhamaan xafiisyadii xisbiga  ay ka ay ka midka ahayeen ee kulmiye

Sidoo Kale murashaxa xisbiga kulmiye Muuse Biixi Oo ku wacad Furay kagana baxay balamo uu u qaaday Qaar Qarka Qaar kamid ahaa Dhaliyarda ii Uu intii Hore u ololaynaysay  balse markii uu shaadhakii ka madoobeeyey ee sumacadii ka dilay waxa uu isku badalay Mas kasoo gabibahaanba Albaabadii ka xidhay

Xaalka xisbiga Kulmiye iyo murashaxa Muuse Biixi ayaa waxay Noqotay In ay bulshada been ku soo xerox galiyaan Run Ku dhaqaan
Mohamed Cabdi Nuur, qoraa C/naasir Ismaaciil iyo Xildhibaan Siciid Aadam waxay Ahayeen Nimankii hogaaminayay 800 ee Taagro una Hanka Waynaa Xisbiga kulmiye

Balse Maanta Meeye Maxase Kala Kulmeen
Murashaxa Muuse biixi Iyo xisbiga uu Horjoogaha Ka Yahaye Dhawaan Filo Muuqaalo iyaga oo Ka Waramayaa mudadii Gabnayd ee ay kulmiye ka midka ahayeen  iyo  Muuse Biixi ……….

 

W/Q: Mujaahid_Ereg

COMMENTS
LINKS