|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Dab-Demiska Somaliland
July 21, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N):-Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dalacsiiyey taliyaha ciidamada dab-damiska somaliland Axmed Maxamed Saawixili. Sida ay ciidanka dab-damisku ku baahiyeen boga ay ku leeyihiin facebook, madaxweyne Siilaanyo ayaa darajada Sareeye Guuto gaadhsiiyey taliyaha ciidankaasi. sidoo kale boga ciidanka dab- demiska ee Facebook ayaa lagu baahiyey warqada uu madaxweyne Siilaanyo ku dalacsiiyey taliyaha ciidankaasi
Related posts:Sadexda Xisbi Qaran Oo Heshiis Ka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Iyo Go,aankii Ugu... DAAWO;-Warbaahinta Oo Su,aalo Kala Duwan La Boobtay Afhayeenka Madaxtooyada Jsl Iyo Jawaabaha Uu Ka ... DAAWO;Haweenka Arabsiyo oo Si Mucjiso leh ugu diyaar garoobay Xuska Dhalashada Nebigeenii Suubanaa. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|