|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Dab-Demiska Somaliland
July 21, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N):-Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dalacsiiyey taliyaha ciidamada dab-damiska somaliland Axmed Maxamed Saawixili. Sida ay ciidanka dab-damisku ku baahiyeen boga ay ku leeyihiin facebook, madaxweyne Siilaanyo ayaa darajada Sareeye Guuto gaadhsiiyey taliyaha ciidankaasi. sidoo kale boga ciidanka dab- demiska ee Facebook ayaa lagu baahiyey warqada uu madaxweyne Siilaanyo ku dalacsiiyey taliyaha ciidankaasi
Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo ah U Diray Guusha Doorashada Jabouti Ee Ismaaciil Cumar... Maraykanka Oo Xukuumada Madaxwayne Farmaajo Ugu Baaqay In Ay Kulan Deg Deg Ah La Yeelato Madaxda Maa... Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Gabiley Oo Hada Shaaciyay In Ay Gacanta Ku Hayaan Gabadhii La R... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|