|
|||||
WAJAALE NEWS
Kuuriyada Waqooyi Oo Gantaalkii Labaad Tijaabisay Bil Gudaheed
July 29, 2017 - Written by Reporter:Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegaya in Kuuriyada Woqooyi ay markii labaad tijaabisay gantaal dheereeya oo ah kuwa isaga kala goosha qaaradaha. Kal hore bishan ayaa Kuuriyada Woqooyi ayaa tijaabisay gantaalkeedi ugu horreeyay ee ah kuwa qaaradaha isaga goosha, arrintaa oo ka dhignayd horumar dhanka barnaamijka hubka ee Pyongyang. Xukuumadda Pyongyang ayaa sii wadda tijaabada gantaaladeeda xitaa iyaga oo lagu sii dhuujinaya xayiraadaha Qaramada Midoobey iyo cambaareynta uga imaaneysa beesha caalamka. Related posts:Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Siwada Jir Ah Ugu Dhawaaqay Udiyaar Garowga Xuska 18m... Daawo Wacadarihii Uu Mo Farah Ka Dhigay Ciyaartii Orodka Ee Ka Dhacday Dalka Ruushka Iyo Guushii Uu ... Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kasoo Horjeestay Dacwad Ay Xukuumada Ka Gudbisay Gudoomiyaha Golaha Waki... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|