|
|||||
WAJAALE NEWS
Imaatinka Madaxweyne Siilaanyo Ee Maanta: Afar Qodob Oo Baraarujin Ah! … Siciid Maxamuud Gahayr
July 15, 2017 - Written by Reporter:Mudane Madaxweyne, 28 cisho ayaad maqnayd. Muddadaasna waxa aad ummadda la soo hadashay labaatan il-bidhiqsi (twenty seconds). Sidii aad caanka ku ahaydna “Waan caafimaad-qabaa, waan nabad-qabaa. Sakaraad ima hayo, waan soo socdaa” baad tidhi.
Hadal iyo hilbaba kala qalane, afartayda qodob waxa ay kala yihiin:
Anigu afartaa xaaladood ayaan Madaxweynaha uga warramaye, maxaad ugu daraysaan?
Siciid Maxamuud Gahayr
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|