|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Turkiga Oo Shaqadii Ka Eryay 7,000 Oo Qof Sanad Kadib Afgambigii Dhicisoobay
July 15, 2017 - Written by Reporter:Istanbul,(W,N)-Tan iyo afgembihii dhicsoobay ee 2016 Turkiga ka dhacay waxaa shaqada laga eryay kumanaan iyadoo kumanaan kalana xabsiyada loo taxaabay. In ka badan todobo kun oo isugu jira saraakiil booliis, xubno dowladda ka tirsan iyo aqoonyahanno ayaa wareegtadasi shaqada looga eryay. madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa dalbaday in marnaba aan wax damqasho ah loo muujin kuwa shaqada laga tiray. Madaxweyne Erdogan ayaa ka qeybgali doono furitaanka taalo loo dhisay 250-kii qof ee ku dhintay isku-daygaasi afgembi. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|