BURCO (W,N) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa kulan la qaatay Dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer isaga oo Xisbiyada Mucaaradka ah uga digay inaanay siyaasada ka dayin caafimaadka Madaxweynaha.