DAAWO ; Ururka Taakulo Oo Wacyi galin Balaadhan Oo ku saab Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ay ka fuliyen Magaalada Tog wajaale Iyo fariin ay Shacabka Udireen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Ururka Taakulo Oo Wacyi galin Balaadhan Oo ku saab Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ay ka fuliyen Magaalada Tog wajaale Iyo fariin ay Shacabka Udireen,
July 9, 2017 - Written by Editor:

Tog Wajaale (W,N)  Ururka Taakulo oo ah Urur mutadawaciin ah ismarkaana ah dhalinyarada magaalada Togwajaale oo iskood isku abaabulay  Ah ayaa wacyi galin balaadhan oo ku saab sidii bulshada ku dhaqan degma da tog wajaale u qaadan lahaayeen kaadhka codbixinta

TAAKULO 2 TAAKULO 3

Ururka Taakulo  o ah Urur door muhiim ah ka qaata Arimaha bulshada  ayaa si wayn uga dhex muuqday kormeerkii laga samaynayay goobaha ay dadwaynuhu ka qaadanayen kaadhka iyo sidoo kale gudaha magaalada

Tog wajaale.

TAAKULO 1

Ugu horay  waxaa halkaasi ka hadlay Afhayeen Ururka Taakulo Maxamed Xuseen Nuur Bakaal .

COMMENTS
LINKS