|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Ururka Taakulo Oo Wacyi galin Balaadhan Oo ku saab Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ay ka fuliyen Magaalada Tog wajaale Iyo fariin ay Shacabka Udireen,
July 9, 2017 - Written by Editor:Tog Wajaale (W,N) Ururka Taakulo oo ah Urur mutadawaciin ah ismarkaana ah dhalinyarada magaalada Togwajaale oo iskood isku abaabulay Ah ayaa wacyi galin balaadhan oo ku saab sidii bulshada ku dhaqan degma da tog wajaale u qaadan lahaayeen kaadhka codbixinta Ururka Taakulo o ah Urur door muhiim ah ka qaata Arimaha bulshada ayaa si wayn uga dhex muuqday kormeerkii laga samaynayay goobaha ay dadwaynuhu ka qaadanayen kaadhka iyo sidoo kale gudaha magaalada Tog wajaale. Ugu horay waxaa halkaasi ka hadlay Afhayeen Ururka Taakulo Maxamed Xuseen Nuur Bakaal . Related posts:Daawo: Xisbiga Wadani Oo Ka Dhawaajiyay In Ay Maxkamada La Tiigsanayaan Tv-Ga Qaranka Iyo Radio Harg... Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo ka Waramay Siduu U Dhacay Dagaalkii Gacan Ka Hadalk... DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ruqsadii Kala Noqotay Dr Dhaliilay Hanaanka Mishiinka Lagu Baadh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|