|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muqaalka Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Murashaxa Xisbiga Kulmiye Oo Caawa ka Dhacay Magaalada Gabiley Iyo Weedhaha ay ku Dhawaaqayeen, Dadwaynaha Isku Soo Baxay.
July 23, 2017 - Written by Editor:Gabiley (W,N) Dadwaynaha farobadan Ayaa caawa Iskugu soo baxay Wadooyinka Maagalada gabiley kuwaasi oo badi ahaa dhalinyaro Cadhaysay Isla Markaana ku dhawaaqay ereyo ay ku diidan yihiin murashaxa xisbiga kulmiye, Sidoo kale Dhalinyrada ayaa wadooyinka ku gubay Taayiro iyo Calanka xisbiga kulmiye Hadaba Dhalinyarada oo ku dhawaaqayay weedho ay ku durayaa murashaxa kulmiye, HALKAN KA DAAWO MUQAALKOODA. Related posts:Haayada WFP Oo Bilowday Qaybinta Raashinkii Ugu Badnaa ,Xili Uu Soo Go,ay Dalagii Dalku Iyo Go,aanki... Ra´isal-wasaaraha Ingiriiska oo Shirkadaha Dalkiisa uga Digay Inay Shaqo Siiyaan Dadka Muhaajiriinta Wasiirka Duulista Hawada Iyo Horumarinta Madaarada Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|