DAAWO Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Oo Kormeer Ku Soo Maray Goobaha Kaadh Qaybi Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Oo Kormeer Ku Soo Maray Goobaha Kaadh Qaybi Gobolka Gabiley.
July 9, 2017 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wafti Uu Hogaaminayo Amb Axmed Safiina Xoghayaha Xidhiidhka Dawladaha Carabta Oo Ay Weheliyaan Xogeyaha Cadaalada Iyo Xogeyaha Duulista Iyo Hawada iyo  Maamulka Wadani Ee gobolka Gabiley Ayaa Soo Kormeeray Goobaha Ay Kaadh qaadashadu Ka Socoto.

kormeer wadani axmed sifiina

COMMENTS
LINKS