DAAWO; Maayarka Gabiley Oo ka Hadlay Mudaharaad Kooban Oo Xalay Ka Dhacay Magaalada, Eedo Culusna Ujeediyay Xisbiga Wadani, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Gabiley Oo ka Hadlay Mudaharaad Kooban Oo Xalay Ka Dhacay Magaalada, Eedo Culusna Ujeediyay Xisbiga Wadani,
July 24, 2017 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) DAAWO; Maayarka  Magaalada Gabiley  Maxamed Aamin Cumar Cabdi Oo ka Hadlay Mudaharaad  Kooban Oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Gabiley Eedo Culusna Ujeediyay  Xisbiga  Wadani,

sidoo kale maayarka ayaa markii uhoraysay  sharaxaad ka bixiyay khilaaf ka tagaanaa guri ay masuuliyiinta wadani ku doodayeen in ay kiraysteen iyo sida arinkiisu isagoo maayraka gabiley ku dooday i gurigan  ay hore u kiraysteen xisbi xaamimka kulmiye.

https://youtu.be/EelLaC8VmhY

COMMENTS
LINKS