DAAWO ; Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Taageero Balaadhan U Muujiyay Siyaasi Abiib Timacad Oo Dhawaan Ku Biiraya Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Taageero Balaadhan U Muujiyay Siyaasi Abiib Timacad Oo Dhawaan Ku Biiraya Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani.
July 18, 2017 - Written by Editor:

Gabiley (W,n) Dhalinyarada, Haweenka iyo  Waxgaradka Gobolka Gabiley ayaa Taageero Balaadhan u muujiyay  Siyaasi Abiib Diiriye Nuur (Abiib Tamacad) Oo Dhawaan ku Biiraya Xisbiga Wadani

Sidoo kale Dhalinyarada ayaa ku Tilmaamay in  Abiib Diiriye In uu yahay Hogaamiyaha gobolka gabiley iyo siyaasiga Saadaasha Guusha Somaliland.

COMMENTS
LINKS