|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo-Aqoonyahan Cali Sh Maxamed Abdi Oo Fariin Muhiima U Diray Dawlada, Asxaabta Siyaasada, iyo Shacabka Somaliland.
July 14, 2017 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Aqoonyahan Cali Sh Maxamed Abdi (Aadami) oo Hore Uga Soo mid Noqday Masuuliyiinta Xilalka Ilaa Heer wasiir Kasoo Noqday Dawlada Somaliland Wakhtigii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Wakhti Xaadirkana ka Mid Ah Aqoonyahanka Dalka ee Wax ka Dhiga Jaamacadaha dalka Ayaa Fariin Muhiima u Diray Shacabka Somaliland iyo Dawlada Asxaabta mucaaridkana ugu Baaqay Inay Ka Shaqeeyaan Wixii Danta Shacabka Isku keenaysa Kana Taliyaan Sidii Qarankani u Gaadhi lahaa Horumar iyo Wax Lagu Hirto, Waxaana Uu Aqoonyahanku ku Dheeraaday In Layska Ilaaliyo Waxkasta oo Keeni kara Kala Qoqob iyo Qabyaalad Bulshada Kala Fogaysa. Related posts:Wasiirka Cadaaladda Jsl Oo Xaqiijiyay Ciidamo Ka Goostay Somaliland,Kuna Tilmaamay Wax Aan Micno Lah... DAAWO;-Odoyaasha Magaalada Xariirad Oo Hadlay Weerar Lagu Burburiyay Ceel Biyood Ku Yaala Tuulada H... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Gudi Golaha Katirsan Oo Ku Hawlan Dhex Dhexaadinta Xukuumad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|