|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo Masuuliyiin Kale.
July 31, 2017 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Ayaa Maanta Munaasibad Hadhimo Sharafeed Ah u Sameeyey Wasiirka Cusub ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo Tiknoolajiyada Ee Qaranka Somaliland Iyo Masuuliyiin Kale oo Ay kamid Yihiin Salaadiinta Dhaqanka Ee Somaliland Iyo Xubno Wasiiro Ah oo kamid Yahay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta Sare ee Somaliland, Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan. Related posts:DAAWO ; Waxka Baro Hargaysa, da Qarsoon! Warbixin Qiiro leh Oo Laga Diyaariyay Xaafada State House ... Sheikh Barbaraawi Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland. Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Deeganka Adhi Cadeeye Oo Dirir Ku Dhexmartay Laba Bee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|