|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Ee Gobolada Bariga Oo Heegan Culus Galay
July 16, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka Laascaaanood iyo Ceerigaabo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan jiiddaha hore ee deegaanada gobolada Bariga Somaliland ay heegan culus galeen. Ciidamadan heeganka culus galay ayaa dareemay dhaq-dhaqaaq iyo farogalin ay damacsan tahay in maamulka Puntland oo kaashanaysa xukuumadda Xamar ay ka sameeyaan deegaanada xuduudaha ah ee gobolada Sool,Sanaag,iyo Cayn kuwaas oo ay doonayaan inay ka qoraan ciidamo. Related posts:Wasiirka Maaliyadu Iyadaa Dadka Oo Dhan U Sheegtey In Madaxweynuhu Wasiirkii Tacliinta U Haysto Wali... Maxaa Ku Qarsoonaa Astaanta Xisbiga Kulmiye Ee Salaanta Labada Gacmood ? Guul Iyo Guul Darro Midkay... Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Ganacsade Baxsane Oo Hargaysa Ku Geeriyooday. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|