|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG-DEG AH: Hooyo Ku Nool Degmada Haleeya Oo Dishay Ilma Yar Oo Ay Dhashay Gurigeediina Gubtay
June 25, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(Wajaalenews)- Wararka naga soo gaadhaya degmada haleeya oo katirsan gobolka maroodi-jeex soona gaadhaya xafiiska warqabadka Shabakada Wararka Wajaalenews.net ayaa waxay sheegayaan in saaka saacadu markay ahayd 9:30 ay hooyo kunool degmada haleeya ay dishay wiil ay dhashay kadibna gubtay gurigeedii oo uu ku dhex jiray odaygeedii. dhacdadan naxdinta leh ayaan wali aanay ka hadal cidii iyo wax eheltoona ahi hooyadaa falka gaysatay ayaan la ogayn waxa sobobay iyo xaaladeeda caafimaadba
Wixii warara ee kazoo kordha kala soco Shabakada wararka Wajaalenews.net
Related posts:DAAWO; Abwaan Da’yar Oo Shaqsiyada Dhabta ah Ee Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam ku Sifeeyey Tix Gaba... “Mar Haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha Ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakh... Xukumadda Muqdisho Nin Boorama Ku Sugan Al-shabaab Ku Xidhiidhisay Dul Dhigtayna Lacag Dhan 5000 Doo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|