|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG-DEG AH: Hooyo Ku Nool Degmada Haleeya Oo Dishay Ilma Yar Oo Ay Dhashay Gurigeediina Gubtay
June 25, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(Wajaalenews)- Wararka naga soo gaadhaya degmada haleeya oo katirsan gobolka maroodi-jeex soona gaadhaya xafiiska warqabadka Shabakada Wararka Wajaalenews.net ayaa waxay sheegayaan in saaka saacadu markay ahayd 9:30 ay hooyo kunool degmada haleeya ay dishay wiil ay dhashay kadibna gubtay gurigeedii oo uu ku dhex jiray odaygeedii. dhacdadan naxdinta leh ayaan wali aanay ka hadal cidii iyo wax eheltoona ahi hooyadaa falka gaysatay ayaan la ogayn waxa sobobay iyo xaaladeeda caafimaadba
Wixii warara ee kazoo kordha kala soco Shabakada wararka Wajaalenews.net
Related posts:DAAWO; Muj Cali Guray Oo Faysal Cali Waraabe Ku Eedeeyay Burburinta Xisbiga Ucid Bedkana Soo Dhigay ... Shirkadda Caalamiga ah ee Somtel oo ku guulaystay Abaal marintii saanadkii dhamaaday ee 2013 Kadib m... Human Rights Watch Oo Sheegtay Inay Heshay Caddeymo Muujinaya In Ciidamada Eritea Ay "Dembiyo Dagaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|