|
|||||
WAJAALE NEWS
Milateriga Ciraaq Oo Sheegay In IS Ay Gubtay Masaajidkii Ugu Waynaa Mosul
June 22, 2017 - Written by Reporter:
Mosul,(Wajaalenews)-Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda isku magacawda Dawladda Islaamku ay gubtay masaajid wayn oo ku yaalla magaaladda Mosul. Masaajidkan ayaa lagu magacaabaa Al-Nuri waxaana sidoo kale la gubay goobihii waxbarashada ee masjidka. Masaajidkan ayaa ahaa halkii looga dhawaaqay magaca ay isugu yeedhaan kooxdaasi ee Khilaafada Islaamka. Taliye ka tirsan ciidanka Ciraaq ayaa sheegay inay tallaabooyin uun ay u jiraan misaajidka. Related posts:Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Arimaha Uu Ka Hadl... Halkan ka Daawo: Barnaamij Dood ah oo lagu falan qaynayay Golaha Madaxa Bannaan ee Wada tashiga iyio... Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abwaan Hadraawi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Iyo Xabaalaha Lag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|